Taliyaha AFRICOM “Waxaa naga go’an sii wadista howlgallada Amni ee lagu taageerayo Soomaaliya”
Kooxda Real Madrid ayaa markale dalab qaali ah kaso gudbisay weeraryahaynka kooxda Tottenham ee Harry Kane.
Wargeyska Mirir ayaa qoraya in Tottenham ay la kulantay wakiilo ka socda kooxda Reer Spain ee Madrid si loogu wada hadlo in xalada xidiga.
Kane ayaa loo arkaa badalka saxda ah ee Ronaldo kaa oo xili hore ku biiray kooxda reer Taliyaani ee Juventus.
