Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay Madaxda Bangiga hormarinta Islaamka.Sawiro

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukumada Faderaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wafdi uu hugaaminayo oo ku sugen Suuudiga ayaa kulan laqaatay madaxweyne ku xigeenka Bangiga hormarinta Islaamka.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS iyo madaxweyne ku xigeenka bangiga hormarinta Islaamka Mansur Muhtar ayaa ka wada hadlay hormarada ay Soomaaliya ka samaysay dhaqaalaha ,hormarinta arimah Siyaasada ,amniga iyo qodobo kale.

Kulanka mr Guuleed uu la qaatay M/x Bangiga hormarinta Islaamka.

Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka waxaa kulanka ku wehlinaayay wasiirada Maaliyad iyo Xanaanada Xoolaha iyo xoghaya joogta ah ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxa ayna ku lama la qaateen masuuliyiin ka tirsan wasaarada arimaha dibada Sucuudiga.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka madaxda kulanka ku wehlisay.

Masuuliyiintaan ayaa inta ku suganyihiin Sucuudiga waxa ay kula la qaada doonaan Madaxda Xukumada Riyaad iyo diblumaasiyiinta daneeya arimaha Soomaaliya.

Kulanka ra’iisul wasaare ku xigeenka iyo masuuliyiinta ku wehlisay.

Mustaqbal media

Read Previous

AMISOM to handover Somalia’s military academy at the end of the month

Read Next

Madaxweynaha maamulka Somaliland oo gaaray magaalada Adis-Ababa.