Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax ayaa ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho,waxaana hadda socda Gurmadka loo fidinayo dadka ay wax yeellada ka soo gaartay.

Qaraxa ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Dabka iyo Sayidka,waxaana warar soo baxaya ay sheegaan in uu qarxay Gaari nooca raaxada ah.

Gaadiidka Gurmadka deg degga ah ayaa ku qulqulaya goobta qaraxu uu ka dhacay si ay ugu gurmadaan dhibbanayaasha.

Filo wixii soo kordha

Mustaqbal media

Read Previous

Maxkamadda ciidanka oo xabsi dheer ku xukuntay Rag lagu eedeeyey Boob

Read Next

Agaasimaha Laanta Socdaalka oo la kulmay dhiggiisa Kenya