Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjirayaasha dalalka Nigeria iyo Hindiya.
Safiirka Hindiya ee Soomaaliya Rahul Chabbra, ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ku wareejiyay Madaxweynaha Soomaaliya oo ku qaabilay madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale Safiirka Nigeria ee Soomaaliya Vincent Omeokachie, ayaa isaguna Madaxweyne Farmaajo ku wareejiyay Warqadaha danjiranimo ee Soomaaliya.

Labada Safiir ayaa markii warqadaha laga guddoomiyay kaddib madaxweynaha waxaa ay kala hadleen xiriirka dalalkooda iyo Soomaaliya.
