MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Lio Messi ayaa bad baadiyay kooxdiisa Barcelona oo xalay bar baro 2-2 ah la gashay Valencia.
Balse Messi ayaa xalay soo gaaray dhaawac waxaana shaki lagaliyay kulanka weyn ee El Clasico in uu ciyaari karo.
Wargeyska Marca ayaa sheegaya in xiddiga reer Argentine uu ka dhaawacmay Muruqa Bawdada Midig waxana shaki lagaliyay taam ahaan shihiisa kulanka El Clasico ee ay Barcelona la ciyaari doonto kooxda Real Madrid lugta 1-aad ee Semi-finalka Copa Del Rey-ga.
Wali kama hadlin kooxda Barcelona dhaawaca soo gaaray kabtankooda Lio iyo in uu seegayo kulanka weyn ee EL Clasico.
