Maurizio Sarri oo isha ku haayo Robert Lewandowski.

Tababaraha cusub ee Chelsea Maurizio Sarri ayaa maamulka kooxdiisa ku wargaliyay iney u dhaqaaqaan saxiixa weraryahanka kooxda Munich ee Lewandowski.

Chelsea ayaa ku hungowday soo qadashada weraryahanka kooxda Juve ee Gonzalo Higuain markanna waxaa ay u dhaqaaqday saxiixa laacinka Bayer Munich xidiga lagu magacaabo Lewandowski oo ay rabaan iney kaso qaataan kooxda Bayer.

Sarri oo dhawaan kooxda Chelsea qabtay ayaa kooxda keegay xidigo dhowr ah markana waxa uu kooxda ku cadaadinayaa iney keenaan Lewandowski oo lagu qiimeeyo 60 milyan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Liverpool oo wadahadal la leh Sadio Mane si ay uga saxiixdan heshiis cusub.

Read Next

Xoghaye Raabbi oo Mustaqbal uga warramay wixii uu kula kulmay Garoonka Muqdisho, dhegeysi