Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dejiyay qorshe cusub oo xal u noqon kara soo afjaridda colaadda waqtiga dheer qaadatay ee u dhaxeysa Ruushka iyo Ukraine si loosoo afjaro dagaalladaas oo saamayn taban ku reebay dunida inteeda kale.
Donald Trump ayaa wadahadal ugu yeeray dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky si uu ugu bandhigo xalka Maraykanka uu wado ee lama dhaafaanka ah si loo helo nabad ku noolaashiyaha labadaan dal ee waqtiga dheer dagaalamaya.
Maraykanka & Ruushka ayaa kawada hadlay qorshahaan si Moscow loogu qanciyo in ay dabac ka samayso shuruudaha adag ee horay u hordhigtay qorshaha nabadda ee Donald Trump uu gadaal ka riixyo balse uu diiday Zelensky.
Sidoo kale Trump ayaa damacsan in hoggaamiyaha Ukraine in uu laqsiiyo qodobada qaraar ee Ruushka oo qaarkood lama dhaafaan noqday si loo gaaro xal lagu gaarayo nabad waarta oo ka dhacda Qaaradda Yurub sida hadalka loo dhigay.
Mustaqbal
