Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay bilowday qorsho ah in ay heshiiska u kor dhiso da’yarkeeda Foden.
18 jirkaan ayaa horumar ka sameeyay akadeemiga Etihad Stadium si uu u noqdo mid ka mid ah daafacyada ugu sareysa ee kubada cagta Ingariiska, Pep Guardiola ayaa durbadiiba la dhacay qaab ciyaareedka xidigan.
Foden ayaa goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay City markii kooxda heysata horyaalka Premier League ay ka adkaatay Oxford United.
Warbixinta ayaa muujineysa in labada dhinac ay isku afgarteen in uu heshiis cusub saxiixo Foden oo ku faraxsan kooxda.
