Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis cusub ka saxiixato daafaca dhexe John Stones.
Stones waxa uu qandaraas kula jiraa Etihad Stadium dhamaanayaa xilli ciyaareedka 2021-22, waxaana loosoo bandhigay inuu qaadan doono £ 120,000 todobaadkii hadii aqbalo in uu siijogo City.
Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay The Sun, City ayaa dooneysa inay kala hadasho qandaraaska daafaca dhexe si uu san uga tagin kooxda.
City ayaa bilowday difaacidooda horyaalka Premier League iyagoo guulo waa weyn ka gaaray kooxaha Arsenal iyo Huddersfield Town.
