Madaxweynaha Puntland oo BeddelayMagacii Wasaaradda arrimaha gudaha

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa magaca ka beddelay Wasaaradda arrimaha gudaha,dowladaha hoose iyo Reer Miyiga ee Puntland.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Siciid Cabdullahi Deni ayaa Wasaaradda magaceeda looga dhigay Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dimuqraadiyeynta.

Image may contain: text

Web master

Read Previous

Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo Golaha wasiirrada la wadaagay qorshaha amniga

Read Next

Tirada Soomaalida ku dhimatay shilkii diyaaradeed ee Itoobiya oo gaartay 7 qof, magacyada