Lionel Messi oo lagu wado inuu qandaraaska u kordhiyo kooxdiisa Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa ku fiirsaneysa inay heshiis kordhin u sameyso 31 jirka kooxdeeda ee Lionel Messi, kaasoo heshiiskiisa uu dhacayo sanada 2021.

Lionel Messi ayaa saxiixay heshiis cusub uu kusoo joogayo kooxda Barcelona sanadii 2017, xiligaas uu heshiiskiisa ku ekaa sanada 2018, waxayna mushaarkiisa sanadlaha ah ay ka dhigeen aduun dhan 35 million euros oo ka baxsan lacagaha canshuuraadka.

Laakiin kooxda Barcelona ayaa markale waxay qorsheeneysaa in Messi ay ka saxiixato heshiis cusub ee 2 sano kale oo dheeri ah, taasoo ka dhigan inay doonayaan in kooxda uu kusii sugnaado ilaa iyo da’aada 36-aad.

Laakiin talaabadan cusub ay doonayaan saraakiisha kooxda Barcelona inay qaadaan ayaa kaga bixi doonto dhaqaale fara badan ee ku aadan dhanka mushaarka laacibka reer argantina.

kulankii Catalan Derby ay la ciyaareen kooxda Espanyol, waxayna da’adiisu xiligaas ahayd 17 sano, seddex bilood iyo 22 maalmood.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Gaaray Magaalada Jowhar.

Read Next

Milinkovic-Savic oo markale dalab ka helay kooxda ka ciyaarta horyaalka Premier League-ga, Waa tee?