Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka.
Degmada Waabari oo bandhig wanaagsan samenaysa ayaa ku beegmatay Boondheere oo la ogsoonyahay wacdaradii ay kala kullantay 2015.
Sidoo kale waxaa isku aaday Hodan iyo Xamae Wayne,halka Wadajir ay ku dhacday Shibis.
Ciyaarta ugu horaysa ayaa lagu wadaa in la amba qaado isniinta ina soo aadan, inkastoo garsoorayaashii dhex dhexaadin lahaa uu Siminaar FIFA ah uu Muqdisho ugu furmayo isla Isniinta
Sida ayeey degmoyinka isugu beegmeen.
WAABERI Vs BOONDHEERE
HODAN vs XAMAR WAYNE
HOWL-WADAAG Vs SHANGAANI
WADAJIR Vs SHIBIS
