Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa dhaliil u jeediyay hoggaanka saadka ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya.
Indha-qarshe oo ka hadlayay Gaadiid ku xanniban inta u dhaxeysa Wanllaweyn iyo Afgooye oo la sheegay in uu Milatari u xannibanyahay ayaa waxaa uu sheegay in arrintaasi aysan jirin.
Waxaa uu sheegay Ciidanka heysta Gaadiidka Xamulka ah aysan ahayn Milatari laakiin ay wataan Tuutaha Milatariga Soomaaliya.
Daahir Aadan ayaa sheegay in Hoggaank Saadka ee Ciidanka Milatariga ay si qalad ah ku bixinayaan tuutaha Ciidanka xoogga dalka taas oo uu sheegay in ay magac xumo u tahay Ciidanka Soomaaliya.
