MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Tababaraha Crystal Palace Roy Hodgson ayaa meesha ka saaray wararka la xiriirinaya Wilfried Zaha in uu ku biiraya Borussia Dortmund, isagoo sheegay inaysan waxaas jirin.
Dhaliyaha heerka caalami ayaa aad loola xiririyay in uu ku biirayo kooxda reer Germany ee Borussia.
Balse arintaan waxaa si cad uga hadlay Tababaraha kooxda Crystal Palace Hodgson Wuxuuna yiri”
“Ma jiro wax wadahadalo ah oo u dhexeeya Borussia Dortmund iyo Crystal Palace xidigana waxaa uu jecelyahay halkan.
“Aad ayaan u la yaabi lahaa haddii ay jiraan kooxo raba xidigeena maxaa yeelay wali inaga ayaa u baahan mana iibin doonno” ayuu yiri Tababaraha.
