Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa magaalada Xudur ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe.
Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa si rasmi ah uga degay garoonka diyaaradaha magaalada Xudur ee gobolka Bakool.
Soo dhoweynta waxaa ka qeyb galay madax isugu jirta xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan maamul goboleedka Koonfurgalbeed.
Booqashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee xoojinta wada-shaqeynta.
Mustaqbal
