Guddiga difaaca Golaha shacabka oo guddi u magacaabay weerarkii Hotel Saxafi

Guddiga difaaca Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi ka kooban afar xubnood oo ay sheegeen in uu baaritaan ku sameynayo weerarkii Hotelka Saxafi ee Muqdisho kaas oo dhacay Jimcihii la soo dhaafay.

Guddiga waxaa ay sheegeen in weerarkaas oo geystay khasaare naf iyo maal isugu jira Raggii fuliyay ay wateen dharkii ugu dambeeyay ee Milatariga Soomaaliya.

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

Mustaqbal media

Read Previous

Koofur Galbeed: doorashadii oo dib loo dhigay

Read Next

RW Khayre oo qaabilay Maamulaha Guud ee guddiga badbaadada caalamiga ah (IRC).