Maamulka Puntland oo xaqiijiyay in ay la wareegeen Xeradii Ciidanka PSF ee Boosaaso
Xidigaha kooxda Chelsea Hazard iyo Kante ayaa nasiib u yeeshay iney kaso muuqdaan shaxda ugu fiican Aduunka sanadka 2018.
Real Madrid ayaa ku leh 5 xiddig marka lagu daro Cristiano Ronaldo oo xagaagii ka tagay laakiin kooxda joogay intii badnayd ee sanadka 2018 kooxdana kula guulaystay champions League.
Kooxda PSG ayaa dhankeeda ku leh 2 xiddig iyaga oo uu ka mid yahay xiddiga Mbappe oo xulka Frane kula guulaystay koobkii adduunka Russia 2018.
Waa kuwan shafka ugu fiican Aduunka.

