Wasaaradda Arrimah Dibadda Soomaaliya ayaa ka hadashay geeridii ku timid Taliyaha Guud ee Ciidanka Qalabka Sida ee Liibiya, Sarreeye Guud Maxamed Cali Axmed Al-Haddaad, iyo afar sarkaal oo kale oo sar sare ah oo ay la burburtay diyaarad ay la socdeen.
Diyaaradda ayaa ka soo baxday Magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo ay sidoo kale la socdeen saraakiisha iyo shaqaale oo dhammaantood geeriyooday.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Dowladda garab taagan tahay Shacabka iyo Dowladda Liibiya.
Hoos ka akhriso bayaanka oo ku qoran Luuqadda Carabiga

Mustaqbal
