Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka
Wararka Mustaqbal Radio ay ka heleyso Deegaanka Garasbaaley waxa ay sheegayaan in Dab uu ka kacay Ceel Biyood Deegaanka Biyo ka cabaan.
Dabka ayaa Khasaare Gaarsiiyay Haanta Biyaha Ceelka Sida Mustaqbal ay u sheegeen Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Garasbaaley.
Gawaarida Dab damista ayaa ku guuleystay in ay Damiyaan Dabkaasi si aan ugu fidin Deegaanka iyo Goobo horleh.
Dabka ayay Wararka Qaar sheegayaan in uu ka kacay Ceel, inkastoo Aan Faah-faahin rasmi ah laga bixin.
La soco Faah-faahinta.
