Chelsea oo badalka Fabrigas ka arkotay Horyaalka Spain.

Kooxda Chelsea ayaa Barcelona ka arkootay xidig ay u arkaan in uu yahay badalka Fabregas wana xidiga lagu magacaabo Ivan Racatic.

Cesc Fabregas ayaa dhawaan isaga tagay kooxda Chelsea waxaana uu ku biiray kooxda biiray Monaco horaantii bishaan.

Gonzalo Higuain ayaa ah xidigii ugu dambeyay ay Chelsea kala soo wareegto suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in Chelsea ay ku raad joogto saxiixa laacibka xulka Croatia iyo Kooxda Barcelona Ivan Rakatic.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Axmed Madoobe “Doorashada Jubbaland iyo La Dagaalanka Al-Shabaab iskuma xirna”.

Read Next

28 Qof oo ku dhintay xeebaha Dalka Jabuuti