Besiktas oo ku dhaw saxiixa Karius.

Goolhayaha kooxda Liverpool Loris Karius ayaa ku dhaw inuu ku biro kooxda reer Turki ee Besiktas.

Xidigan ayaa ka mid ah xidigaha aad loga doon doonayay suuqa kala iibsiga oo wali ka furan horyaalo dhowr ah.

Kooxda Besiktas ayaa dalab dhan 35milyan ku dooneysa goolhayaha kooxda Liverpool ee Karius waxaana suura gal ah in uu ku biro kooxdaas.

Karius ayaa 49 kulan u saftay Liverpool tartamada oo dhan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

 28 Security Officials arrest on Corruption Charges

Read Next

Ciidamada dowladda iyo Al-shabab oo ku dagaallamay Deynuunaay