Banaanbax ka dhacay Gaalkacyo, Sawirro

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,waxaa saaka ka dhacay Banaanbax saameyn ku yeeshay isu socodka dadka iyo Ganacsiga Magaalada.

Banaanbaxan oo ay ka qeyb galeen Dad u badan Haween iyo Carruur ayaa waxaa ay gubayeen taayarrad Gaadiidka iyaga oo xiray jidadka qaar ee Magaalada taas oo adkeysay isu socodka.

Dadkan ayaa ka careysan Xukun dil ah oo Maxkamad ku taalla Puntland ay ku ridday Nin magaciisa lagu sheegay Cabdirasaaq xuseen Tahliil.

Ninkan ayaa Ciidamada Amaanka Puntland waxaa ay kala baxeen Guri uu ka degganaa Gaalkacyo,waxaana Maxkamaddu sheegtay in dil lagu xukumay.

Image may contain: 2 people, people standing, people walking and outdoor

Image may contain: sky, cloud and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing, people walking and outdoor

Mustaqbal media

Read Previous

Inter Milan Oo Dooneysa Inay Heshiis Cusub ka saxiixato Skriniar.

Read Next

Barcelona oo diiday in ay si rasmi ah Everton uga iibiso Andre Gomes.