Inter Milan Oo Dooneysa Inay Heshiis Cusub ka saxiixato Skriniar.

Kooxda Inter Milan ayaa qorsheyneysa in ay heshiis cusub ka saxiixato daafaceeda heerka caalami ee Skriniar.

Wargeyska Totosport ee kasoo baxa dalka Taliyaaniga ayaa ku waramaya in inter Milan ay ku raad joogto in xidigeeda uu qalinka ku duugo heshiis cusub.

Daafacan ayaa aad loola xiririyay kooxaha PSG, Chelsea iyo Barcelona waxaana ay u muuqataa in uu aqbali doono qandaraaska ay uso bandhigtay kooxdiisa Inter.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

2 Askari oo Israel ah iyo 3 Falastiiniyiin ah oo ku dhintay dagaal ka dhacay Gaza

Read Next

Banaanbax ka dhacay Gaalkacyo, Sawirro