Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr- 01 Feebaraayo 10 2019 ku magacaabay Golaha Xukuumadda dowladda Puntland.
Wasiirada cusub ee Madaxweynaha Puntland uu ku dhawaaqay ayaa waxa ay kala yihiin.
- Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud
- Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka Mohamed Abdirahman Dhabancad
- Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan
- Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal
- Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange
- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi maxamed Xassan
- Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan
- Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse
- Wasiirka Dekeddaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo.
- Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)
- Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac
- Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey
- Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden
- Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid
- Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi
- Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash
- Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse
- Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran)
Wasiir kuxigeeno.
1- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax
2- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed
3- Wasiir kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.
4- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.
5- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.
6- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte
7- Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi
8- Wasiir kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi
9- Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed
10- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur
11- Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi
12- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax
13- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali
14- Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.
15- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden
16- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud
17- Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi
18- Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi
Wasiiru dowlayaasha
1- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac
2- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle
3- Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan
4- Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim
5- Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.
6- Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed
7- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xassan Kiili.
8- Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.
9- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max’ed.
