6-0!! Man City oo Xasuuqday Kooxda Chelsea Kaalinta 1aadna Soo Gashay

Kooxda Man City ayaa guul taariikhi ah ka gaartay kooxda Chelsea kadib ciyaartii ka dhacday Etihad Stadium.

City oo gurigeeda lagu ciyaarayay ayaa dhinac walba kaga wanaagsaned kooxda Blues dhan walba ka liidatay.

Ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay natiijo lama filaan ah,waxaan 6-0 ay guusha ku raacday kooxda Man City.

Goolasha City ayaa 4 kamid ah ay yimaaden qeybtii hore ee ciyaarta waxaana daah furay, Raheem Sterling, Waxaa seddexleey dhaliyay Aguero goolka kale waxaa raacsaday Ilkay Gundogan waxaana ciyaarta soo gabagabeeyay Sterling.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Nabad sugidda Jubbaland oo Sheegtay in ay Fashilisay Miinooyin ay aaseen Al-Shabaab.

Read Next

AQRISO: Magacyada Wasiirada Cusub ee maamulka Puntland.