Maamulka Puntland oo xaqiijiyay in ay la wareegeen Xeradii Ciidanka PSF ee Boosaaso
Cabdi Xaashi Cabdullahi Gudoomiyaha Aqalka Sarre Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa u hambalyeeyay Gudoomiyaha Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka Puntland.
Mudane Cabdi Xaashi ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland Cabdikariim Maxamed Axmed,waxa uuna u rajeeyey guul sidoo kale Allah ayuu ugu baryey in uu si nabada uu xilkiisa ku dhameysto.
Cabdikariim ayaa maanto loo doortay Gudoomiyaha Golaha wakiilada Maamulka Puntland ka dib markii uu heley 43 Cod oo kamida codadkii la dhiibtay.
