Deg deg Xildhibaanada Puntland oo doortay Gudoomiye Cusub.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntlanda ayaa maanta Gudoomiye Cusub u doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daarood)

Cabdixakiim Maxamed Axmed (Doobo daarood) ayaa helay 43 Cod ,halka uu heley Cabdijamaal Cismaan Maxamed 23 cod ku waas ku tartamay wareega labbad ee doorasha.

L’image contient peut-être : une personne ou plus
Gudoomiyaha la doortay dhoobo daarood

Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland ayaa dhawaan magacaabi doona Gudiga doorashada Madaxweynaha Puntland oo lagu wado in dhacdo maalinta Talaadada ah ee fuuda nagu soo heysa.

Dhoobo-daarood ayaa dhowr mar oo hore u tartamay kursiga Gudoonka baarlamaanka Puntlanda asa oo doorashadii 2014 ku haray wareega labaad.

 

Mustaqbal media

Read Previous

Taariikhda: 4ta musharax ee maanta u tartameysa Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Read Next

Aqalka Sare oo hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland.