Anthony Martial oo ka hadlay Mustaqbalkiisa Manchester United.

Weeraryahanka kooxda Manchester United iyo xulka France Martial ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa Garoonka Old Traffort.

Laacibkan ayaa aad looga doon doonayay suuqa kala iibsiga waxaana xili hore dalabyo kala duwan kaso gudbiyay kooxdaha PSG iyo Juventus oo aad ugu raad joogay adeega laacibkan.

Balse xidiga oo la hadlay The Sun, ayaa yiri” ugu dambeyn waxaan go’aansaday inaad iska sii joogo kooxdeyda United waa sax xili hore waxaa uu dalab iga soo gaaray kooxo dhoer ah lkn go’aankeyga waa inaan sii joogo halkan ayuu yiri laacinka oo la hadlay jariirada The Sun.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Mareynkan oo ka hadlay duqeyn uu ka geystay duleedka Kismaayo

Read Next

Sawirro: Saraakiil Shabaab ah oo xiran dharka Guutada 14-ka October ee CXD