Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ay si Wadajir u fuliyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay ka sameeyee buuraha Golis ee goblka Bari ee dowlad goboleedka Puntland.
Hawlgalkaan ayaa dhacay xalay fiidkii ayaa lagu sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan ISIS, iyada oo aysan wax dhibaato ah shacabku gaarin.
Halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhammeystiran:-

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hori sidaan oo kale duqeymo ka fulisay, iyada oo garabsanaysa saaxiibadeeda Caalimka AFRICOM, kaas oo ay ka sameeyee buuraha Golis ee goblka Bari ee dowlad goboleedka Puntland.
Mustaqbal
