MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ay wada fuliyeen Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka, kaas oo ay ka fuliyeen HirShabelle.
Hawlgalkaan ayaa ahaa Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, iyaga oo ka fuliyay deegaano hoos taga magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo ka tirsan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle.
Halkaan ka Akhriso Warsaxaafadeedka oo dhammeystiran:-

Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe hawlgallo ka dhan ah Al-shabaab ah, kuwaas oo ay ka wadeen degaanno ka tirsan gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan; iyaga oo qeyb ka ahaayeen dadka deegaanka.
Mustaqbal
