Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka
Wararka Mustaqbal Radio ay heleyso ayaa sheegaya in Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo xalayku hoyday Magaaalada Marka in ay dib ugu soo laabtaan Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan kasoo dajisay Diyaarad gaar ah oo ah kuwa Militariga, waxaana kahor inta uusan kasoo safrin Magaalada Marka uu lasoo kulmay Saraakiisha Guutada 14-ka Oktoober iyo Shacabka Magaalada.
Qorshaha dib usoo laabashada Madaxweynaha ayaa ah in uu furayo Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka Sare oo maanta furmayo, sida uu dhigayo Dastuurka Dalka waxaa fadhiga furayo sidoo kalena Xirayo Madaxweynaha JFS.
La soco wixii kasoo kordha.
