Dowladda Soomaaliya oo Hawlgallo ka sameysay deegaano hoostaga magaaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud

Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ay ka sameeyeen deegaanka Dharaarweyn ee hoostaga magaaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

Hawlgalka ayaa lagu sheegay in lagu dilay xubno kamid Al-shabaab, iyada oo halkaas lagu gubay gawaarida loo yaqaanno nooca Cabdi Bilaha iyo hub iyo rasaas.

Halkaan hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka:-

May be a doodle of text

Muddooyinkii u dambeeyay dowladda Soomaaliya ayaa wadday hawlgallo ka dhan Al-shabaab, iyaga oo ka sammeyneysay deegannada hoostaga magaaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud; haddana la filaayo in ay ka sii sameeyaan deegaanno u dhow Cowsweyne.

Mustaqbal

MM Staff

Read Previous

Cabdiweli Garyare oo loo doortay in uu buuxiyo Kursiga UH16 ee Aqalka Sare

Read Next

Soomaaliya oo ka Qeyb Gashay Shirweynaha Isbeddelka Cimilada ee ka Qabsoomay Dalka Azerbaijan