Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Weeraryahanka kooxda Lazio Sergej Milinkovic-Savic ayaa qandaraas cusub u saxiixay kooxdiisa Lazio.
Xiddiga reer Serbia ayaa lala xiriiriyay dhowr kooxood oo Ingariis ah labadii sano ee la soo dhaafay, sida Manchester United, Manchester City.
Barcelona iyo Real Madrid ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan saxiixa Milinkovic-Savic sida uu qoray Wargeyska Marca.
Kooxda Lazio ayaa xaqiijisay in 23 jirkaan iyo weeraryahan Ciro Immobile, ay qalinka ku duugeen heshiisyo cusub oo gaaraya ilaa 2023 ah.
