Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya
Xidiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Rakatic ayaa ka hadlay faraqa u dhaxeeya xidigaha Modric iyo Messi.
Laacibka khadka Barcelona ayaa wax laga weydiiyay sheekada muranka ka taagan ee ah in Luka Modric uu u qalmo abaal marinta Ballon d’Or iyo inkale.
“Kan ugu wanaagsan aduunka iyo taariikhda waa Lionel Messi, waa wax aad u sahlan xitaa hadii aad weydiiso caruurta 9 ama 10 jirada, waxay ku sheegi doonaan Messi.
“Laacibka sanadkan waa Luka Modric muran la’aan, wuxuu kusoo guuleestay abaal marinta xidiga sanadka ee Yurub, lakiin ma aqaano waxa uu u baahan yahay inuu sameeyo si uu ugu guuleysto abaraal marinta FIFA”.
“Croatia ayaa ku faani doonta isaga, waxaana ku qanacsanahay inuu ku guuleysan doono dhowr abaalmarino kale mustaqbalka balse waa aan wanaag saneyn in lala bar bar dhigo messi”.
