Xidigaha u tartamaya Abaalmarinta FIFA Pro oo laso saaray.

Waxaa si rasmi ah loo soo saaray goolhayeyaasha, Daafacyada iyo qadka dhexe xidigaha u tartamaya Abaalmarinta FIIFA ay bixiso ee FIFA Pro.

FIFPro ayaa bogeeda Twitter-ka ku shaacisay Liiska xiddigaha kama dambaysta ah ee ku soo bixi doona shaxda ugu fiican ee xiriirka kubada cagta adduunka ee FIFA xaflada la qaban doono 24 bishan September laguna qaban doono London.

Xaflada oo sidoo kale lagu dooran doono xiddiga ugu fiican adduunka ayaa ka dhici doonta caasimada London gaar ahaan garoonka Wembley iyada oo ay ku tartami doonaan abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka xiddigaha Mohamed salah,Luka Modric iyo Cristiano Ronaldo.

Sidoo kale waxa la soo saaray Goolhayayaasha u tartami doona in ay ku soo baxaan shaxda ugu fiican adduunka halka ay sidoo kale ku soo bexeen xiddigaha khadka dhexe ee u tartami doona shaxda ugu fiican adduunka.

Goolhayayaasha:

Gianluigi Buffon – Italy, Juventus/Paris Saint-Germain

Thibaut Courtois – Belgium, Chelsea/Real Madrid CF

David De Gea – Spain, Manchester United FC

Keylor Navas – Costa Rica, Real Madrid CF

Marc-Andre ter Stegen – Germany, FC Barcelona.

 

Daafacyada:

Jordi Alba – Spain, FC Barcelona

Dani Alves – Brazil, Paris Saint-Germain

Daniel Carvajal – Spain, Real Madrid CF

Giorgio Chiellini – Italy, Juventus FC

Virgil van Dijk – The Netherlands, Southampton/Liverpool

Diego Godin – Uruguay, Atletico Madrid

Mats Hummels – Germany, FC Bayern Munchen

Joshua Kimmich – Germany, FC Bayern Munchen

Dejan Lovren – Croatia, Liverpool FC

Marcelo – Brazil, Real Madrid CF

Yerry Mina – Colombia, FC Barcelona/Everton FC

Benjamin Pavard – France, VfB Stuttgart

Gerard Pique – Spain, FC Barcelona

Sergio Ramos – Spain, Real Madrid CF

Thiago Silva – Brazil, Paris Saint-Germain

Kieran Trippier – England, Tottenham Hotspur

Samuel Umtiti – France, FC Barcelona

Raphaël Varane – France, Real Madrid CF

Sime Vrsaljko – Croatia, Atletico Madrid/Inter

Kyle Walker – England, Manchester City FC

 

Khadka Dhexe:

 

Sergio Busquets – Spain, FC Barcelona

Casemiro – Brazil, Real Madrid CF

Philippe Coutinho – Brazil, Liverpool/FC Barcelona

Kevin De Bruyne – Belgium, Manchester City FC

Eden Hazard – Belgium, Chelsea FC

Andres Iniesta – Spain, FC Barcelona/Vissel Kobe

Isco – Spain, Real Madrid CF

N’Golo Kante – France, Chelsea FC

Toni Kroos – Germany, Real Madrid CF

Nemanja Matic – Serbia, Manchester United FC

Luka Modric – Croatia, Real Madrid CF

Paul Pogba – France, Manchester United FC

Ivan Rakitic – Croatia, FC Barcelona

David Silva – Spain, Manchester City FC

Arturo Vidal – Chile, FC Bayern Munchen/FC Barcelona.

 

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

15- Weeraryahan oo isugu soo haray Abaalmarinta FIFA Pro.

Read Next

Ivan Rakitić:” Lionel Messi waa Kan ugu wanaagsan aduunka lkn Modric waa kan ugu fiican sanadkan”