Koulibaly Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Kooxdiisa Napoli,

Kalidou Koulibaly ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Chelsea sannadkii hore, laakiin wuxuu mustaqbalkiisa u hibeeyay Napoli.

Daafaca reer Senegal Kalidou Koulibaly ayaa qandaraas cusub oo shan sanno ah u saxiixay Napoli, sida ay xaqiijisay kooxda Serie A ka ciyaarta.

27 jirkaan daafaca dhexe ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Talyaaniga ilaa 30ka Juun 2023.

Koulibaly ayaa si aad ah loola xiriirinayay Chelsea tan iyo markii uu furmay suuqa  sanadkii tagay.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Ronaldinho oo ka hadlay mustaqbalka Neymar.

Read Next

NISA oo sheegtay in ay qabatay xubin ka tirsan Al-shabab