Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray
Iyada oo aan ilaa hadda la xaqiijin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxa lagu weeraray Xarunta Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho,ayaa sawirro laga qaaday goobta waxaa ay muujinayana burbur baahsan soo gaaray dhismaha Xarunta Degmada iyo dhismayaasha kale ee ku dhow.
Dhismayaasha burburay waxaa kamid ah dugsi qur’aan iyo masaajid kasoo horjeeday xarunta degmada Howlwadaag

Sawirrada laga qaaday qasaaraha weerarka qaraxa kaddib waxa ay muujinayaan in qaraxu ahaa mid loo adeegsaday qalab wax burbiriya


Gaadiid goobta yaallay ayaa kuburburay qaraxa waxaana sidaas oo kale dumay dhismaha Darbiga xarunta Degmada.

Halkan kadaawo muuwaalka warbixin ku saabsan qaraxa oo la qabtay kaddib 20, daqiiqo kaddib qaraxa
https://www.facebook.com/mustaqbalmedia/videos/385112925355869/?t=0
