Japan oo sameysay Masaajid guur guura,sawirro,Muuqaal

Dowladda Japan ayaa sameysay Masaajid guur guuraya si ay u soo jiidato Muslimiinta ka qeybgelaya Ciyaaraha Olympics-ka ee sanadka 2020ka ka dhacay Dalka Japan.

Image result for Japan: Moving mosque welcomes Muslims
Qof gelaya masaajidka Guur guura.

Yasuharu Inoue, oo ah Madaha Hay’adda Yasu, ee qaban qaabineysa Ciyaaraha ayaa sheegay in ay ugu talagaleen Masaajidka guuraya Muslimiinta ka qeybgelaya Ciyaaraha si ay u dareemaan in ay joogaan Gurigooda oo kale.

Japan: Moving mosque welcomes Muslims
Tiro Muslimiin ah oo ku cibaadeysanaya masaajidka guur guura.

Hay’adda qaban qaabada Ciyaaraha sanadka 2020ka ee dalka Japan ayaa todobaadkan Garoonka Toyota Stadium ku soo bandhigtay Masaajidka guur guura oo saaran Gaari Bas ah.

Masaajidka oo uu Culeyskiisa yahay 25 Tan,waxaa uu gaarayaa 48 Iskuweer Mitir,waxaana markiiba ku dukan karta 50 Qof.

https://www.aljazeera.com/mritems/Images/2018/7/26/
Gaariga uu ku jiro Masaajidka Guur guura.

Dalka Japan waxaa ku nool  100,000  ama 200,000,kuwaas oo isugu jira dad u dhashay dalkaas iyo kuwo dal xiisayaal ah.

Image result for Japan: Moving mosque welcomes Muslims
Munaasibadda Xarig jarka Masaajidka guur guura ee magaalada Tokyo.

Qaar ka mid ah Dadka dalka Japan ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin marti gelinta dadka ka soo jeeda Indonesia, Malaysia, Afrika iyo Bariga Dhexe ee ka qeybgelaya Ciyaaraha Olympics-ka ee ay mat

Mustaqbal media

Read Previous

Nin iska dhigayay nabad sugidda Kenya oo la xiray, Sawirro

Read Next

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay shacabka in ay ka qeyb qaataan ololaha Isxilqaan