MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Laacibka kooxda Chelsea iyo xulka Belgium-ka Edin Hazard ayaa lagu soo waramayaa in uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Real Madrid.
Real Madrid ayaa dhammaystirtay saxiixa Eden Hazard, kaasoo ay lacag rikoorka kula soo wareegeen waxaana ay kuso qaateen aduun dhan 150m.
Waxa uu Hazard kooxda Los Blancos qalinka ugu duugay heshiis shan sanadood ah, waxaana la filayaa in loo xiri doono maaliyadda lambarka 7-aad ee Real Madrid.
Hazard ayaa si rasmi ah loo soo bandhigi doonaa isagoo ah ciyaaryahan kooxda Real Madrid ah 13 bishan June, iyadoo Jamaahiirta naadiga iyo Saxaafaddaba markaas loo soo bandhigi doono.
