Jubbaland oo ka hortimid habraaca doorashooyinka oo ay soo saartay DFS.

Wasaarada arrimaha gudaha ee Jubbaland ayaa warsaxafadeed kaga jawaabtey war saxaafadeedkii xaley ay soo saartey wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya. Taas oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka dowlad Goboleedyada dalka.

Waxaana Maamulka Jubaland noqonaa Maamulkii Sadexaad ee ka horyimaada waxaa horay sharcigaan Gaashaanka ugu duruuray Maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug.

Hoos ka aqriso War saxaafadeedka.

No photo description available.No photo description available.

MM Staff

Read Previous

Wafdi Ka socoda Bangiga Adduunka oo gaaray Koofur Galbeed .

Read Next

Dhibbanayaashii Aadan Yabaal!