Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Maamulka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiran ayaa sheegay in ay balaabayaan canshuur ay ka qaadaan gaadiidka isticmaala wadada xariisada gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Gudoomiye ku xigeenka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan Ducaale Aadan Cabdi oo la hadlay Mustaqbal Radio ayaa sheegay in ay hory u goysiiyeen gaadiidka wada isticmaala in laga doonayo canshuur hada ay bilaabayaan canshuur qaadista.
Waxa uu sheegay in ay jiraan dad ganacsato ah xoola keena magaalada kana qaada ayna socdaan wadooyinka ay maraan hada wixii ka dambeeyana ay bixiyaan canshuurta sida uu sheegay ku waajibtay ,ayna wadooyinka ugu dhisayaan.
“Si sharciyan ah ayaan u qaadaynaa sharci daro umari mayno baabuur wadata boono ka timid Hirshabeele ka qaadi mayno Canshuur,ee waxa aan ka qaadaynaa ku ka yimaada jirka dheer ee bari iyo ku xoolaha ka rarta” ayaa yiri Gudoomiye Ducaale.
Ugu dambeyn waxa uu sheegey wada isku xirta degmooyinka Matabaan iyo Baladweyne oo sanad yadaan dambe bur bursaneed in ay wax ku noqdeen 36 gaari ayna doonayaan in ay dhisaan.
