Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis 44 milyan oo ginni ah kula waregeyso xidiga Cagliari Nicolo Barella.
21 jirkaan ayaa diirada u saarnaa kooxo dhowr ah oo ay ka mid tahay Chelsea waxaana lagu soo waramayaa in Inter ay kuso biirtay loo lanka loogu jiro saxiixa laacibkan.
Chelsea ayaa xidigan u aragta in uu yahay badalka Fabregas oo xili hore ku biiray kooxda AS Monaco.
Wargeyska Totosports ayaa ku waramaya in Inter ay miiska saartay aduun dhan 44-milyan oo ay ku doonayaan laacibkan.
