Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Ciidamada Amaanka Dowlad Goobleedka Jubbaland ayaa Maanta soo bandhigay waxyaaha Maanka dooriya oo lagu soo qabtay howlgal xalay laga sameeyay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada hoose.
Howlgal ay xalay sameeyeen Ciidaanka Boolisku ayey ku soo qabteen Nin sidey 28 KG oo ah waxyaabaha maanka dooriya,waxaana isla maanta lagu soo bandhigey xarunta Booliska Jubbaland.

Ciidanka Booliska Kismaayo ayaa wada Howlgalo ay ku baarayaan Dadka soo galiya Magaalada Waxyaahaba maanka dooriya inta badan Dhuumaalaysi lagu soo galiya Kismaayo.

