Xildhibaan Sagal oo lagu dhaariyay Kitaabka Qur’aanka Kariimka
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in la karantiilay muwadin Soomaaliyeed oo la soo safray ruux u geeriyooday Cudurka Ebola.
Wasaaradda ayaa sheegtay in qofkaan loo gudbiyey Xarunta Karantiilka iyo Daaweynta Cudurka Ebola ee Isbitaalka Forlanini, Muqdisho, si loo qiimeeyo xaaladdiisa caafimaad.
Sidoo kale, qoraalka Wasaaradda ayaa lagu xusay in aan la xaqiijin in ruuxa la karantiilay uu qabo cudurka Cudurka Ebola.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda Caafimaadka XFS.


Mustaqbal
