Aljeeriya oo dib u furanaysa Safaaradeedii Muqdisho ka dib muddo 40 sano ah
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ka hadashay shirka lagu wado in uu berri ka furmo Magaalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eritrea.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shirkaasi ujeedadiisu tahay isku xirka amni iyo dhaqaale ee Waddamada Gobolka.

