Maxamed C/Raxmaan oo ka tirsanaa Xafiiska Xeer ilaalinta oo lagu dilay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Siigaale ee Degmada Hodon ayaa sheegaya in halkaasi ay dabley hubeysan ku dishay qof ka mid ahaa xafiiska Xeer ilaalinta Soomaaliya. Koox ku socday Moota Bajaaj ayaa toogasho ku dilay…