Spain oo garaacday Englan.

Ciyaar xiiso badneed oo xalay dhaxmartay xulalka Spain iyo Egnlan ayaa kusoo dhamaatay 2-1 oo lagu suuldaaray  xulka Englan.

Goolka waxaa la hormartay xulka Englan waxaana daqiiqadii 11 u saxiixay Marcus Rashford Isla qeybtii hore waxaa goolka barbaraha Spain u keenay Saul Niguez inta aanan lakala marin qeybta hore waxaa guulka guusha u keenay Spain xidiga Rodrigo.

Ugu dambeyn ciyaarta waxey kuso dhamaatay 2-1 oo lagu xasuuqay xulka awooda isbidayay ee Englan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Yaa ka mid ah Madaxweynayaasha uu Uhuru ka raacsanyahay Twitter?

Read Next

Axmed Madoobe: “xisaab celinta Social Media ayaa naloo soo marsiiyay,annagana waan ku jawaabeynaa”