Maamulka Galmudug oo qaadacay eedeyn uga timid maamul goboleedka Puntland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq.
Kulanka oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha Amniga ee Dowladaha Soomaaliya iyo Ciraaq ayaa looga hadlay iskaashiga dhinaca amniga gaar ahaan la dagaalanka AS.
Sidoo kale, kulanka ayaa looga hadlay horumarinta maalgashiga gaar ahaan meelaha horumarinta maalgashiga gaar ahaan meelaha muhiimka ah sida kalluumeysiga, tamarta, beeraha iyo xoolaha.
Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdiga Ciraaq ayaa isla gartey in labada dowladood ay xoojiyaan wadashaqeyntooda, si loo helo fursado ganacsi iyo horumarineed oo dheeraad ah, loona ballaariyo xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Ciraaq.
Mustaqbal
