Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaayo ayaa maanta gaaray magaalada Gondar,gobolka Baxar-Daar ee dalka Itoobiya waxaana halkaas ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin kala duwan.
Soo dhaweynt Farmaajo waxaa ka qeyb galay Raysul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eretrea Afwerki.
kulamo ayaa lagu wadaa in yeeshaan hogaamiyayaasha,waxaana lafilayaa inay warbaahinta u soo bandhigi doonaan waxyaabihii looga hadlay.
Ra’iisul wasaaraha is badal doonka ah ee Itoobiya ayaa doonaya inuu wanaajiyo xiriirka uu laleeyahey wadamada geeska Afrika.


