Puntland oo Boosaaso ku soo bandhigtay dhalinyaro dil looheysto.

Taliska Ciidan Ciidan Puntland ayaa Magaalada Boosaaso  ee xarunta Gobolka Bari ku soo bandhigay dhalinyaro loo heysto dalka  nin ganacse ah oo habeeno ka hor laga dilay Boosaaso.

Taliyaha Ciidanka Puntland Generaal Muxadiin Axmed Muuse oo warbaahinta u soo bandhigay dhalinyaraan ayaa sheegay in dhalinyaraan gacanta lagu soo dhigay isla habeenkii uu dilku dhacay ka dib markii ciidamadu sameeyeen baaritaano xoogan .

Taliya ayaa sidoo kale soo bandhigay hub uu sheegay in ay ku hubeysnaayeen dhalinyaraan laga soo qabtay loona heysto dilka Ganacsadaha.

Ka dib dilkii Maareeyihii shirkada Dpworld ee lagu dilay Boosaaso waxaa ka socday howlgalo lagu xaqiijinaayo Amaanka deegaanada Puntland gaarahaan gobolka Bari.

Mustaqbal media

Read Previous

Somalia: At least 15 Al-shabab members dead on Airs Strike, US Claimed

Read Next

AQRISO: Madaxweynaha Koofur Galbeed oo soo magacaabay Wasiiro cusub.